Hal membership, laba koorso
One membership, both courses.
Graphic Design & Branding
From design fundamentals to a complete brand identity.
Koorsadan waxaa loogu talagalay qofka doonaya inuu Graphic Design ka bilaabo aasaaska, isla markaana barto sida loo abuuro naqshado xirfad leh iyo brand identity dhammaystiran. Waxaa ku jira casharro practical ah, assignments, mashruuc branding dhammaystiran iyo feedback shakhsi ah.
Adobe Illustrator, typography, colour systems, brand identity and a portfolio-ready final project.
Koorsadan yaa loogu talagalay?
Who is this course for?
- Qof aan horay u baran Graphic Design
- Qof doonaya inuu noqdo Graphic Designer
- Content creators iyo business owners doonaya inay horumariyaan design-kooda
- Qof doonaya inuu barto Adobe Illustrator
- Qof doonaya inuu sameeyo branding xirfad leh
- Qof doonaya inuu dhiso portfolio oo bilaabo freelance work
Afar modules — hal waddo oo cad
Four modules, in order. Tap any module to open it.
01 Aasaaska Graphic Design Module 1 — Design foundations
- Waa maxay Graphic Design?
- Design thinking iyo sida designer-ku u fikiro
- Elements and principles of design
- Layout, spacing, balance iyo visual hierarchy
- Colour theory iyo sida midab loo doorto
- Typography iyo sida fonts-ka loo isku daro
- Sida loo fahmo creative brief
- Research, inspiration iyo design direction
- Sida loo qiimeeyo design-kaaga oo loo ogaado waxa u baahan in la saxo
Understand the tools, terminology and creative thinking needed before you design.
02 Barashada Adobe Illustrator Module 2 — Adobe Illustrator
- Sida loo download-gareeyo loona furo Adobe Illustrator
- Sida loo sameeyo artboard cusub — sizes, templates iyo custom sizes
- Barashada interface-ka iyo sida workspace-ka loo habeeyo
- Navigation tools iyo sida artboard-ka loogu dhex shaqeeyo
- Sida loo qoro loona habeeyo text — fonts, size, alignment, spacing
- Sida loo sameeyo shapes
- Isticmaalka toolbar-ka, Curvature Tool iyo tools kale
- Layers iyo sida files-ka loo habeeyo
- Save, export iyo diyaarinta files-ka digital, clients iyo printing
Tools: Adobe Illustrator, Adobe Fonts
Work confidently in the same tool used for professional client work.
03 Dhisidda Brand Xirfad Leh Module 3 — Branding & brand identity
- Farqiga u dhexeeya logo iyo brand
- Sida loo fahmo business-ka iyo target audience-ka
- Brand research iyo competitor research
- Sida loo sameeyo moodboard iyo visual direction
- Logo ideas iyo concept development
- Typography iyo colour palette
- Dhisidda complete visual identity iyo brand consistency
- Sida brand loogu isticmaalo social media iyo real-life mockups
- Mashruuc branding oo dhammaystiran — brief ilaa final presentation
Build a complete brand identity system, from research to final presentation.
04 U Diyaargarowga Shaqo iyo Freelancing Module 4 — Portfolio & freelancing
- Sida mashruuca loogu diyaariyo portfolio
- Sida design process-ka loo sharaxo
- Sida shaqada loogu soo bandhigo si professional ah
- Client workflow: brief, research, concepts, feedback iyo final delivery
- Sida files-ka loogu diyaariyo macaamiisha
- Sida loo bilaabo freelance graphic design
- Sida adeegyada design-ka loo qiimeeyo
- Sida loo helo kalsooni aad shaqadaada lacag uga qaadato
Turn finished work into a portfolio and a service you can offer.
Waxa aad samayn donto waxa ka miid ah
What you will create.
- Typography system — fonts, scale iyo hierarchy
- Colour palette iyo colour systems
- Logo iyo brand identity dhammaystiran
- Moodboard iyo visual direction
- Professional mockups iyo presentation
- Files diyaar u ah client iyo print
- Mashruuc branding dhammaystiran
- Portfolio piece
Habka koorsada
Course format
- Afar modules oo practical ah
- Recorded step-by-step lessons
- Casharro Live ah iyo qar dubaan
- Assignments iyo real projects
- Feedback shakhsi ah
- Community support
- Waxbarasho Soomaali, English lagu taageerayo
Natiijada aad gaari doonto
Outcomes
- Fahanto aasaaska Graphic Design
- Si kalsooni leh ugu shaqayso Adobe Illustrator
- Sameyso layouts, typography iyo colour systems xirfad leh
- Creative brief u beddel design direction
- Sameyso brand identity dhammaystiran
- Diyaariso files ay clients iyo printers isticmaali karaan
- Dhisto portfolio oo bilowdo freelance work
AI keliya ha baran.
Dhiso xirfad aad ku shaqayn karto.
Don’t just learn AI. Build a creative skill you can use in the real world.
AI Future Creator™ waa koorso practical ah oo ku baraysa sida AI loogu abuuro content, images, videos, advertisements, avatars, websites iyo creative workflows xirfad leh.
Ma baranaysid tools keliya. Waxaad baranaysaa sida tools-kaas la isugu xiro, fikrad loogu beddelo mashruuc dhammaystiran, looguna isticmaalo business-kaaga ama shaqada macaamiisha.
A practical course for creating professional content, campaigns, videos, websites and AI-powered workflows — not just experimenting with tools.
$39 bishii · Live classes · Recorded lessons · Assignments · Feedback
Waddada koorsada
The learning path
Koorsadan yaa loogu talagalay?
Who is this course for?
- Qof doonaya inuu AI ka bilaabo aasaaska
- Content creator doonaya inuu sameeyo content tayo leh
- Business owner doonaya inuu AI ku dedejiyo marketing-ka iyo content-ka
- Graphic designer ama creative doonaya inuu AI ku daro workflow-giisa
- Qof doonaya inuu barto AI images iyo videos
- Qof doonaya inuu sameeyo advertisements iyo campaigns
- Qof doonaya inuu barto websites lagu sameeyo AI iyo vibe coding
- Qof doonaya inuu dhisto skill uu ugu shaqayn karo clients
- Qof doonaya inuu noqdo AI Content Creator, Social Media Manager ama AI creative freelancer
Koob iyo koob — 11 modules
Eleven modules, from AI foundations to real client work. Tap any module to open it.
01 Aasaaska AI iyo fahamka sida uu u shaqeeyo Module 1 — AI foundation
- Waa maxay Artificial Intelligence?
- AI terms-ka muhiimka ah
- Farqiga u dhexeeya AI models iyo tools
- Text, image, video iyo multimodal AI
- Sida tool-ka saxda ah loogu doorto shaqo kasta
- AI mindset-ka creator-ka
- Sida loola socdo isbeddelka tools-ka
- Sida AI si masuuliyad leh loogu isticmaalo
- Cawiyee AI iyo sida uu qofka Soomaaliga ah uga caawiyo prompts-ka
Understand the tools, terminology and creative thinking needed before building with AI.
02 Sida AI loola hadlo si aad u hesho natiijo la isticmaali karo Module 2 — Prompting for creators
- Sida prompt wanaagsan loo dhiso
- Context, goal, format iyo creative direction
- Sida prompt daciif ah loo saxo
- Prompting for text, images and videos
- Sida references iyo examples loo isticmaalo
- Sida AI output-ka loo qiimeeyo loona hagaajiyo
- Sida loo sameeyo reusable prompt workflows
- Prompting-ka ku habboon content, design iyo client work
Write clear prompts that produce usable creative results instead of random output.
03 ChatGPT sida loogu isticmaalo creative work-kaaga Module 3 — ChatGPT for creators
- Content ideas iyo captions
- Short-form video scripts iyo YouTube scripts
- Campaign concepts iyo content planning
- Research iyo idea development
- Image prompts iyo video prompts
- File uploads, voice, image generation iyo search
- Projects, GPTs, Apps iyo Codex
- Workflow ka bilaabma idea ilaa finished content
Turn one idea into a complete content workflow with ChatGPT.
04 Abuurista AI images xirfad leh Module 4 — AI image creation
- Text-to-image prompting
- Image references iyo moodboards
- Composition, lighting, camera angle iyo visual style
- Product images iyo campaign visuals
- Social media images iyo storytelling
- Character iyo product consistency
- Sida loo hagaajiyo loona refine-gareeyo image
- Upscaling iyo final quality checks
- Sida looga fogaado generic AI-looking visuals
Tools: Higgsfield, Nano Banana, Midjourney (reference & moodboard workflows), ChatGPT image tools
Create intentional, consistent visuals for content, products and campaigns.
05 Sawirka u beddel video leh movement iyo sheeko Module 5 — AI video creation
- Text-to-video iyo image-to-video
- Video prompting iyo camera movement
- Motion direction iyo scene planning
- Shot consistency
- Product videos iyo cinematic social content
- Short-form advertisements
- Sida scenes badan loogu xiro hal video
- Sida loo doorto video tool-ka ku habboon
Tools: Kling, Veo 3, Higgsfield, Luma AI
Turn concepts and still images into polished, story-led videos.
06 Sameynta avatars ku hadlaya codkaaga Module 6 — Avatars & lip sync
- Sida loo sameeyo AI avatar
- Sida script loogu diyaariyo avatar
- Voiceover iyo lip sync
- Somali-language avatar content
- Presenter-style videos iyo educational content
- UGC-style content
- Sida avatar-ka loogu daro human direction iyo personality
- Sida looga fogaado content u muuqda robotic
Tools: HeyGen
Create presenter and UGC-style videos using avatars, voice and lip sync.
07 Sameynta advertisements dadka dareenkooda qabta Module 7 — AI advertisements & campaigns
- Sida loo fahmo product-ka iyo audience-ka
- Campaign idea iyo creative direction
- Hooks iyo advertising concepts
- Product storytelling iyo UGC-style advertisements
- AI-generated campaign images iyo product videos
- Ad scripts iyo voiceovers
- Campaign leh images, video iyo copy isku xiran
- Sida hal fikrad loogu beddelo multiple content formats
- Sida final advertisement loogu diyaariyo social media
Build complete advertising concepts — not disconnected AI images.
08 Sameynta websites adigoo isticmaalaya AI Module 8 — Websites with AI & vibe coding
- Sida fikrad website loogu beddelo clear plan
- Website structure iyo page planning
- Sida AI loogu qoro website copy
- Claude iyo Claude Design
- Vibe coding
- Sida design direction loo siiyo AI
- Responsive desktop iyo mobile layouts
- Sections, navigation iyo calls to action
- Accessibility, links, buttons iyo quality checks
- Website iyo web-app concepts ama prototypes
Plan, design and build responsive websites with AI-assisted workflows and vibe coding. The course covers practical website creation and prototyping; complex production apps, payment systems or marketplaces need additional technical support.
09 AI u isticmaal content iyo social media management Module 9 — Social media & content workflows
- Content strategy iyo content pillars
- Monthly content planning
- Batch content creation
- Caption and script workflows
- Repurposing content
- Social media campaigns
- Brand consistency
- Organising content and project files
- Client content workflows
- Using AI without losing the brand’s personality
Build repeatable systems for creating and managing consistent content.
10 AI output-ka u beddel shaqo professional ah Module 10 — Editing & final polish
- Selecting the strongest output
- Cleaning and refining images
- Video editing
- Captions and subtitles
- Sound, music and voice
- Upscaling iyo export formats
- Quality control
- Preparing final content for clients and platforms
Tools: CapCut, Captions, Canva, enhancement & upscaling tools
AI creates the raw material. Editing and creative judgement make it professional.
11 Xirfaddaada u beddel portfolio iyo adeeg aad iibin karto Module 11 — From skill to real work
- Sida loo doorto hal service ama focus
- Sida loo sameeyo three strong examples
- Sida process-kaaga loo tuso
- Sida loo dhiso small portfolio
- Sida loo sharaxo offer-kaaga
- Sida loola xiriiro potential clients
- Sida AI skills loogu isticmaalo business-kaaga
- Service directions: AI Content Creator, Social Media Manager using AI, UGC advertisement creator, AI campaign creator, creative freelancer, website and content creator
Create proof of your skills, present your process and apply what you learn to real work. These are skills and possible service directions — not guaranteed income or employment.
Maxaad awoodi doontaa inaad samayso?
What will you be able to create?
- Professional social media content
- AI images iyo campaign visuals
- Short-form videos
- UGC-style advertisements
- AI avatars iyo lip-sync videos
- Product campaigns
- Content plans iyo repeatable workflows
- Responsive websites with AI
- Website and web-app concepts or prototypes
- Client-ready creative work
- A small portfolio showing your process and skills
Qalabka aan isticmaalno
The tool ecosystem, organised by purpose.
Fikir iyo qorshe
- ChatGPT
- Cawiyee AI
- Claude
Sameynta images
- Higgsfield
- Nano Banana
- Midjourney
- ChatGPT image generation
Sameynta video
- Kling
- Veo 3
- Luma AI
- Higgsfield
Avatars
- HeyGen
Dhisidda websites
- Claude
- Claude Design
- AI-assisted vibe coding tools
Edit iyo gudbin
- CapCut
- Captions
- Canva
- Enhancement and upscaling tools
Tools-ka way isbeddeli karaan. Waxa ugu muhiimsan waa inaad barato workflow-ga iyo sida tool-ka saxda ah loogu doorto shaqada.
Tools change. The course teaches adaptable workflows, not dependence on one platform.
Sabah Ahmed
Founder & Head Designer, Soma Design & Marketing
Waxaan ku barayaa skills-ka iyo workflows-ka aan anigu maalin kasta ugu isticmaalo shaqadayda — ma aha theory keliya ama tools aan hal mar tijaabiyay.
Casharradu waxay ka imanayaan shaqo dhab ah: websites, branding projects, advertisements, content iyo client workflows.
Learn from real workflows used in branding, web design, marketing and client production.
Eeg shaqada — see the workWaxaad baranayso waxa ka miid ah.
Waxaad baranaysaa design judgement, process iyo skills-ka technical-ka ah ee kuu suurtagelinaya inaad abuurto shaqo asal ah oo xirfad leh.
You learn the judgement, process and technical skill to create original professional work.
Hal membership ayaa kuu furaya Creative Academy
One membership gives you access to the Creative Academy courses, live classes, recordings, assignments and community.
Waxa ardaydu ka yiraahdaan
“Waan arkay cashirada, waana daawaday. Runtii waan u bogay sida habaysan ee aad u diyaarisay Videos-ka — kooban, cilmiyaysan, qeexan, professional ah, dhamaystiranna.”
Kahor intaadan ku biirin
Before you join.
Ma u baahan tahay khibrad hore?
Do I need experience?
Maya. Labada koorso waxay ka bilaabmayaan aasaaska. Haddii aad hore u naqshadeyso ama AI isticmaasho, waxaad toos u gudbi kartaa modules-ka sare.
Software-kee ayaan u baahan ahay?
What software do I need?
Graphic Design waxay diiradda saartaa Adobe Illustrator. AI Future Creator™ waxay isticmaashaa tools kala duwan sida ChatGPT, Claude, HeyGen, Kling iyo CapCut — qaar bilaash, qaarna subscription u baahan.
Casharrada ma Live ah mise duuban?
Live or recorded?
Labadaba. Toddobaad kasta waxaa jira casharro Live ah, dhammaantoodna waa la duubayaa. Haddii aadan gaadhi karin, recording-ga waad daawan kartaa.
Ma Soomaali baad ku bartaa?
Do you teach in Somali?
Haa. Waxbarashada waxay ku baxaysaa Soomaali, iyadoo English lagu taageerayo magacyada tools-ka iyo ereyada professional.
AI Future Creator™ ma dhammaatay?
Is the AI course finished?
Koorsadu waa mid socda oo si joogto ah loo cusboonaysiiyo. Xubnaha firfircoon waxay helaan casharro cusub, tool updates iyo workflows cusub markay tools-ka isbeddelaan.
Intee in le’eg ayaa ku qaadanaysaa?
How long will it take?
Waxay ku xiran tahay waqtiga aad siiso. Casharrada waa recorded, sidaas darteed waxaad ku socon kartaa xawaarahaaga adiga, inta xubinnimadaada socoto.
AI miyuu design-ka faa’iido darro ka dhigayaa?
Will AI make design skills pointless?
Lidkeeda. AI wuxuu faa’iido u leeyahay qofka garanaya midda fiican iyo midda xun. Garashadaas ayaa koorsada design-ka dhisaysa — taasina waa sababta labada koorso ay u jiraan.
Let's Talk